Cover Image of Download Bidhaan 3.2.8 APK

4.7/5 - 110 votes

ID: app.bidhaan

  • Author:

  • Version:

    3.2.8

  • Update on:

Download APK now
How to install APKs bundle(.zip)

The description of Bidhaan


Bidhaan ma iibiyo filmaanta ku jirta app ka, kaliya waxa ay bixisaa adeegga daawashada aflaamta, dhamaan filmska ku jira app ka waxay gaar u yihiin shirkadaha sameysay aflaantaas:
Haddaba si aad u rukumato adeegga Bidhaan waxaa lagaaga baahan yahay inaad u hogaansanto nidaamka isticmaalka adeegga ku jira app ka oo a ka mid yihiin:

1. Daawashada Aflaamta Mareykanka kuwo af English eh iyo kuwo ku tarjuman luqadda Soomaaliga.
2. Aflaamta Hindiga kuwo Af Hindi ah oo qoraal Af English hoos ku wato.
3. Aflaamta Hindiga kuwo Af Soomaali lagu tarjumay.
4. Aflaamta wadamada kale sida Turkeyga, Spanishka, Carabta iyo kuwo kale oo lagu tarjumay af soomaaliga.
5. Musalsallo afsoomaali iyo Af English ba eh.
6. Kanaalo TV oo aad ka daawan karto Ciyaaro sida BeIN Sport, WWE iyo kuwa kale.
7. Kanaalo TV oo aad ka daawan karto Filmaan Hindi ah sida B4U, MBC Bollywood, Zee Cinema iwm.
8. Kanaalo aad ka daawan karto Filmaan English ah sida MBC 2, Fox Movies iyo kuwo kale.
9. Kanaalo aad ka daawan karto Wararka Caalamka sida Aljazeera News, Fox News, CNN, RT iwm.
10. Kanaalo TV oo aad ka daawan karto waxyaabaha diiniiga ah sida Quran TV, Sunnah TV, Peace TV iyo kuwo kale.
11. Kanaalo TV oo aad ka daawan karto filmaanta Caruurta sida Mr. Bean iyo kuwo hees caruureed ah.
12. Intaas iyo ka badan ayaad ka heleysaa app ka Bidhaan

Wixii faah faahin ah la xiriir team ka Bidhaan.
Show more

Bidhaan 3.2.8 APK for Android 4.4+

Version 3.2.8 for Android 4.4+
Update on 2020-07-25
Installs 5.000++
File size 15.127.418 bytes
Permissions view permissions
What's new We have fixed few minor bugs related to performance.

Versions history:

Show more
Hit APK
Show more