Cover Image of Descargar Xaaji waa taxi soo dalbo  APK

0/5 - votos

ID: so.com.xaaji.macmiil

  • Autor:

  • Versión:

    Varies with device

  • Actualización sobre:

Descargar APK ahora

La descripcion de Xaaji waa taxi soo dalbo


Xaaji waa Taxi ku shaqeeya Aapka waa taxi aad ka dalba karta meelkast aad ka joogto magaalada sida hoteelada, Airporada, Bars ka , Aroosyada Xafladaha Aqalinjabinta Jaamacadaha, Dugsiyada waxbarashada, Garoomada lagu ciyaaro Shirarka Maqaayadaha Dukaamada, Suuqyada Moolalka Carwooyinka, Masaajidada, Moqlacyada, iyo meel kasta aad ku sugan tahay u yeero Xaaji taxi. Xaaji Taxi waxaa uu ku shaqeeyaa APP ka soo Download gareeyso App Store iyo Google Play Store ka sidoo kale Xaaji waxaa kasoo waca kartaa ama soo garaaci kartaa Xaaji Taxi Teleefanka +25261 0600007 ama Call Center ka 2178. Xaaji waxaa uu leeyahay App Casri ah oo aad kala xiriiri karto Darawalkaaga Xaaji udiri kartaa Text Message amd ka waci kartaa telkaaga waa ogaa kartaa darawalkaaga halka uu soo socda haddaba balanteenu waa Xaaji Taxi amaano iyo nabad.
Mostrar más
  • Categoría

    Viaje
  • Consíguelo:

    Go Google Play so.com.xaaji.macmiil
  • Requisitos:

    Android Varies with device+

Xaaji waa taxi soo dalbo Varies with device APK por Android Varies with device+

Versión Varies with device por Android Varies with device+
Actualización sobre 2023-02-01
Instala 100++
Tamaño del archivo 16.295.663 bytes
Permisos ver permisos
Qué hay de nuevo We’ve released a number of features. The Wallet is a built-in payment source that allows customers to pay for the ride quicker. It can be topped up with the card or the top-up codes before the trip and used to pay for the trip later. The Follow my ride feature allows a passenger to share their location during the ride with anyone they trust. The Voice Over feature allows people with visual impairments to easily use the app. The UI was also updated to make the user experience smoother.

Historial de versiones:

Mostrar más
Pulse APK
Mostrar más