Cover Image of डाउनलोड Awaale Academy 1.0.9 APK

4.7/5 - 42 वोट

ID: com.biloop.awaleacademy

  • लेखक:

  • संस्करण:

    1.0.9

  • अपर अद्यतन:

अभी एपीके डाउनलोड करें

का वर्णन Awaale Academy


Waxaan bixin doonaa casharo la xidhiidha xirfadaha online ka looga faaideytoh, ay ka mid yihiin suuqyada caalamka oo kale. sida FOREX, STOCKS, DIGITAL AND BINERY, COMMODITIES.

Sidoo kale waxaan samayn doonaa qaybta cusub ee website, ay ku qoran tahay NEWS, waxaan soo galin doona fursaha suuqa ka banaan si aad u trade garaysaan. qofkii horey ugu laha aqoon suuqyada caalamka. ama caawimaad dheeraad ah oy ardeyda aan siin doona.

Waxaan samayn doonaa meel aad fikradaha ku tijaabisaan iyo falaqaynta, sidoo kale aad ka doodaan suuqyadan meesha ay aadi doonaan iyo fursaha ka banaan suuqa, isagoo qof kasta ka samaysan doona page, soona galin doona, fikradisa ku aadan suuqyadaas.

Waxaan ognahay in bangiyadu, ku dhibaan Deposit ka iyo Withdrawal dhalinta ka ganacsata suuqyada caalamka, hadaba AWALE Academy wuxuu heshiis la furi doonaa brokers ka suuqa kugu xidhaya, adigoon marayn bangi, sidoo kale waxaan qaadi doonaa commision 1% deposit and wihdrawel. halka bangiyadu qaataan 10%.

Ugu dambayn, waxaan rajayn doonaa in dhalinta ka caawino sidii ay fahmi lahaayeen suuqyada caalamka ugana faaideysan lahaayeen, fursahaas aysan hada ku baraarug sanayn.
और दिखाओ

Awaale Academy 1.0.9 APK के लिये Android 5.0+

संस्करण 1.0.9 के लिये Android 5.0+
अपर अद्यतन 2020-12-31
इंस्टॉल 1.000++
फाइल का आकार 31.947.938 bytes
अनुमतियां अनुमतियाँ देखें
नया क्या है

संस्करण इतिहास:

और दिखाओ
हिट APK
और दिखाओ