Cover Image of ダウンロード Qaryaan Zeko  APK

5/5 - 107 投票

ID: com.qaryaanzeko.qaryaanzeko

  • 著者:

  • バージョン:

    Varies with device

  • 更新:

今すぐAPKをダウンロード

の説明 Qaryaan Zeko


Waxan ahay Hal-abuur ku maansooda afka soomaaliga ah ee hodanka ah.
Ujeeddada aan u sameeyey (App) kan, waa in aan ku gaadhsiiyo bulshadayda
Suugaan faa’iido u leh, kana hadalysa (D h i i r r g e l i n ta) iyo ku baraarugga nolosha,
Waxaa kale oo aad ka heli doontaan suugaan badan oo ka hadalysa
Nolosha midabbadeeda, wixii cusub ee aan soo kordhiyana waan soo gelindoonaa
In sha allah.

Waxa ka mid ah qaybta dhiirrigelinta :

 Diinkuba tallaabuu rogaa taag yaraan socod.
 Meel tuuryo gaadhuu ku tegi toban dharaaroode,
 Adigoo ka tamar weyn maxaa talagal kuu diiday.

• Hawada sare xiddigo joogiyo,
• Adoo dayax hiigsanaaya.
• Ha siin hawadan sokeysa,
• Hankaaga daruurta joogta.

 Qof kastaba hankiisiyo,
 Intuu hawl-kar leegyahay.
 Hadaf kaad ka garataa,
 Gabagabo halkuu dhigo.
 Ama ruux harraadoo,
 Biyo lagu habaad noqon.
 Ama maan hammuun qaba,
 Oo yoolku hagayoo,
 Garashadu hagtaad noqon.
もっと見せる

Qaryaan Zeko Varies with device APK にとって Android Varies with device+

バージョン Varies with device にとって Android Varies with device+
更新 2021-05-13
インストール 10.000++
ファイルサイズ 2.051.827 bytes
権限 閲覧許可
新着情報 Version 1.0

APKをヒット
もっと見せる