Cover Image of Baixar Sanguni General Trading LLC  APK

4.8/5 - 11 votos

ID: com.sanguni.general

Baixe o APK agora

A descrição de Sanguni General Trading LLC


Sanguni app waa app kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida electronics iyo stationary iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.
Shirkada sanguni waxay kuu balan qadaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan .
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida telephone landline, mobiles,laptops/desktops,camera ,printer ,toner, ink cartridge ,TV, Bag laptop, security system CCTV,attendances,door security iwm.
Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.

Siduu u shaqeeyo App ka Sanguni
Suuqa online ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga , waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurtagal ah, App ka Sanguni markaad la soo dagto waxaad kala socon kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.
Si fudud ku Download gareyso App ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.
Qofka appka sanguni wax kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida (E-Commerce Sanguni App / Store)
1. telephone landline
2. mobiles:
a. iPhone
b. Samsung
c. Nokia
d. Ipad ama tabs
3. Computer
A. laptops
b. all in one
c-desktop
4. Printers and toners/ink
5. Home appliance
6. Camera/accessories
8. Security system (CCTV)
9. Attendances
10. Door Security

Sanguni General Trading LLC waxey muhiimada saareysaa:
a. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Electronic iyo stationary ay qabaan.
b. Iney u keento hadba wixii cusub.
c. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC+, E-DAHAB, SALAM BANK, MERCHANT)
Mostre mais
  • Categoria

    O negócio
  • Faça isso:

    Go Google Play com.sanguni.general
  • Requisitos:

    Android Varies with device+

Sanguni General Trading LLC Varies with device APK para Android Varies with device+

Versão Varies with device para Android Varies with device+
Atualização em 2020-11-03
Instalações 1.000++
Tamanho do arquivo 9.931.301 bytes
Permissões ver permissões
O que há de novo

Histórico de versões:

Mostre mais
Hit APK
Mostre mais